FBI oo xirtay nin u socday Daacishta Somalia
Hay’adda FBI-da Mareykanka ayaa soo xirtay nin ka soo jeeda magaalada Hanover ee gobolka Maryland ee dalkan Mareykanka oo lagu magacaabo Michael Sam Teekaye, oo da’diisu tahay 21 sana jir, ka dib markii lagu soo oogay dacwad ah inuu isku dayay inuu taageero oo uu ku biiro kooxda Daacish ee Somalia.
Qeybaha kale
-
March 13, 2025SADC oo joojinaysa howlgalka DR Congo
-
March 13, 2025Ciidanka Ruushka oo qabsaday Sudzha
-
March 13, 2025Kulanka G7 oo diiradda saaraya Ruushka
-
March 13, 2025Qalalaasaha doorashada dalka Romania
-
March 13, 2025Walaaca lacagta dijitaalka ee Soomaaliya
-
March 13, 2025Kiiska dacwadda Maxamuud Khaliil
Madal