Soomaali lagu xukumay gobolka Minnesota
Maxkamad ku taalla gobolka Minnesota ayaa in ka badan 10 sano oo xabsi ah ku riday Maxamed Jaamac Ismaaciil oo ka mid ah tobaneeyo qof oo loo haysto inay is-daba marin ku sameeyeen malaayiin dollar oo loogu talo galay in lagu quudiyo caruurta gobolkaasi. Waxa faahfaahinaya Cabdixakiim Shirwac.
Qeybaha kale
-
March 13, 2025SADC oo joojinaysa howlgalka DR Congo
-
March 13, 2025Ciidanka Ruushka oo qabsaday Sudzha
-
March 13, 2025Kulanka G7 oo diiradda saaraya Ruushka
-
March 13, 2025Qalalaasaha doorashada dalka Romania
-
March 13, 2025Walaaca lacagta dijitaalka ee Soomaaliya
-
March 13, 2025Kiiska dacwadda Maxamuud Khaliil
Madal