Talyaaniga oo muhaajiriin u masaafuriyey Albania
Talyaanigu ayaa kooxdii ugu horreysay oo muhaajiriin ah maanta geeyay dalka Albania, sida ay sheegtey Wasaaradda Arrimaha Gudaha. Qorshahan ayaa qayb ka ah barnaamij muran badan dhaliyey oo lagu doonayo in kumannaan magan-gelyo-doon ah xarumo looga sameeyo meel ka baxsan xudduudaha Talyaaniga.
Qeybaha kale
-
March 13, 2025SADC oo joojinaysa howlgalka DR Congo
-
March 13, 2025Ciidanka Ruushka oo qabsaday Sudzha
-
March 13, 2025Kulanka G7 oo diiradda saaraya Ruushka
-
March 13, 2025Qalalaasaha doorashada dalka Romania
-
March 13, 2025Walaaca lacagta dijitaalka ee Soomaaliya
-
March 13, 2025Kiiska dacwadda Maxamuud Khaliil
Madal