Nin hubaysan oo lagu xiray meel u dhow Trump
Booliska gobolka California ee dalkan Maraykanka ayaa xiray nin deggan gobolka Nevada, kaasi oo sitay qori cabbeysan iyo baasabooro been abuur ah, kaasi ooa lagu xiray meel uu Donald Trump Sabtidii ku qabanayay isku soo bax uu kula hadlayay taageerayaashiisa. Waxaa faah-faahinaya Maxamed Bashiir.
Qeybaha kale
-
March 13, 2025SADC oo joojinaysa howlgalka DR Congo
-
March 13, 2025Ciidanka Ruushka oo qabsaday Sudzha
-
March 13, 2025Kulanka G7 oo diiradda saaraya Ruushka
-
March 13, 2025Qalalaasaha doorashada dalka Romania
-
March 13, 2025Walaaca lacagta dijitaalka ee Soomaaliya
-
March 13, 2025Kiiska dacwadda Maxamuud Khaliil
Madal