Qaxootiga Dhadhaab oo beeniyey in ay wadaan xaalufin deegaan
Qaxootiga ku nool Dhadhaab ee Kenya ayaa beeniyay inay ku lug leeyihiin xaalufin iyo ugaarsi sharci darro ah oo lagu hayo deeggaanada u dhow xeryaha qaxootiga. Qaar ka mid ah Odayaasha deegaanka ayaa walaac ka muujiyay xaalufinta halkaasika socota. Cabdiwali Maxamed ayaa warbixintan soo diray.
Qeybaha kale
-
March 13, 2025SADC oo joojinaysa howlgalka DR Congo
-
March 13, 2025Ciidanka Ruushka oo qabsaday Sudzha
-
March 13, 2025Kulanka G7 oo diiradda saaraya Ruushka
-
March 13, 2025Qalalaasaha doorashada dalka Romania
-
March 13, 2025Walaaca lacagta dijitaalka ee Soomaaliya
-
March 13, 2025Kiiska dacwadda Maxamuud Khaliil
Madal