Wararkii ugu dambeeyey shirka Villa Somalia
Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee u dhaxeeya madaxda dowladda dhexe iyo maamul-goboleedyada Soomaaliya ayaa maanta galay maalintiisii labaad. Shirkan waxaa ka maqan madaxweynaha maamulka Puntland, waxaana sida la sheegay madaxdu ay ka doodayaan arrimaha siyaasadda iyo amniga Soomaaliya.
Qeybaha kale
-
March 13, 2025SADC oo joojinaysa howlgalka DR Congo
-
March 13, 2025Ciidanka Ruushka oo qabsaday Sudzha
-
March 13, 2025Kulanka G7 oo diiradda saaraya Ruushka
-
March 13, 2025Qalalaasaha doorashada dalka Romania
-
March 13, 2025Walaaca lacagta dijitaalka ee Soomaaliya
-
March 13, 2025Kiiska dacwadda Maxamuud Khaliil
Madal