Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Puntland oo mamnuucday jillaabashada nuuc ka mid ah kalluunka


Qaar ka mid ah saraakiisha Puntland
Qaar ka mid ah saraakiisha Puntland

Maamulka Puntland ayaa Isniinti shalay soo saaray amarro uu kalluumeysatada ajnabiga ah uga mamnuucay, jallaabashada qaar ka mid ah kalluunka iyo yaxaaska xeebaha Badda Cas ee Puntland.

Warbixintan waxaa Bosaso kasoo diray, Yusuf Maxmud Yusuf.

Dhageyso Warbixinta.m4a
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:09 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG