Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Saraakiil boolis Soomaali Canadian ah oo telefoonnadooda la dhageystay


Virus Outbreak Canada Protests
Virus Outbreak Canada Protests

Jaaliyadda Soomaalida ee dalka Canada, gaar ahaan kuwa magaalada Ottawa ee caasimadda dalkaas, ayaa aad wax looga xumaado ku tilmaamay, kadib markii la sheegay in shan sargaal oo Soomaali ah oo ka tirsan booliska Ottawa la dhageysanayay hadalladooda, islamarkaana lala socday dhaq-dhaqaaqooda iyaga iyo qoysaskooda.

Hoggaamiyeyaasha jaaliyadda Soomaalida ayaa falkaasi ku sheegay handadaad iyo takoor lagula kacay saraakiishaas.

Saraakiisha ayaa hadda dalbaday magdhow gaareysa 2.5 milyan oo dollar-ka Canada ah.

Wariyaha VOA-Canada Xuseen Nuur Xaaji ayaa arrimahan ka wareystay Maxamuud Xaaji Aadan oo kamid ah hoggaamiyeyaasha Soomaalida ee Ottawa.

Saraakiil boolis Soomaali Canadian ah oo telefoonnadooda la dhageystay
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:57 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG