Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa xalay khudbad ka jeediyay Shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay.
Ra'iisul Wasaaraha ayaa ka hadlay xaaladda Soomaaliya, xiisadda Itoobiya iyo Soomaaliya iyo arrimo ay ka mid yihiin dhibaatada ka taagan Gaza. Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa innoo diyaarisay Sahra Cabdi Axmed.
Madal