Muqdisho —
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay ku rajo weyn tahay in sanadka 2025-ka ay markii u horreysay billowdo in shidaal laga qodo Soomaaliya.
Shirkad Turkish ah oo la siiyay saddex xirmo shidaal oo dhinaca badda ah ayay dowladdu sheegtay in ay fileyso in bisha April ee sanadka danbe ay bilowdo qodista shidaalka.
Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ayaa warbixintan noo haya.
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available
Madal