Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxa Daacish-ta Soomaaliya oo noqon kara hoggaamiya guud ee Daacish


Kooxda xasaradaha caalamiga ah ee ICG ayaa sheegtay in kooxda ISIS ama Daacish ee Soomaaliya ay la soo baxday saameyn dhaqaale oo muhiim u ah argagixisada.

Warbixin ay qortay ayaa tibaaxaysa in hoggaamiyaha Daacishta Soomaaliya laga yaabo in uu noqdo madaxa guud ee kooxdan xagjirka ah, xilli ay Daacish dooneyso in ay ballaariso hawlagalladeeda Afrika.

Maxamed Yuusuf ayaa warkan diyaariyay, waxaana noo haya Cabdulqaadir Maxamed Mursal Samakaab.

Madaxa Daacish-ta Soomaaliya oo noqon kara hoggaamiya guud ee Daacish
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:28 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG