Baydhaba —
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa magaalada Baydhaba ee xarun KMG ah ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa ku guuleystay in uu xalliyo khilaaf soo kala dhex galay dowladda federaalka iyo hoggaanka maamulka Koonfur Galbeed.
Arrintan ayaa ka danbeysay ka dib kulamo uu Ra’iisul Wasaaraha la qaatay madaxda iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ee Koonfur Galbeed.
Warbixin arrintan ku saabsan waxaa goor dhoweyd noo soo diray wariyaha VOA, Mukhtaar Maxamed Catoosh.
Madal