Warbixinta caalamiga ah ee qataraha adduunka ee WorldRiskIndex ee sanadkan 2024 ayaa qiimeyn ku sameysay halista musiibooyinka ee 193 waddan.
Hay’addan oo qiimeysa halisaha ka jira dhammaan dalalka xubnaha ka ah Qaramada Midoobay iyo in ka badan 99% dadweynaha adduunyada, ayaa warbixinteeda sanadkan ku tilmaantay in wadamada Laatiin America iyo Asia ay weli kaalinta hore ka jiraan meelaha halista musiibooyinka ay ku xooganyihiin.
Warbixintan oo maanta la daabacay waxaa soo koobaya Maxamed Colaad Xasan.
Madal