Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dib u dhis lagu billaabay waddooyinka Jabuti


Dayac-tirka waddooyinka Jabuti
Dayac-tirka waddooyinka Jabuti

Waxaa todobaadkaan dalka Jabuti laga billaabay, dib u dhis iyo dayac-tir lagu sameynayo qaar ka mid ah jidad iyo waddooyin ku yaalla magaalada Jabuti ee caasimadda Jabuti.

Jidadkaasi ayaa intooda badani ay waxyeello kasoo gaartay, daad ka dhashay roobab mahiigaan ahaa oo Jabuti ka da'ay. Warbixin arrintaas ku saabsan waxaa Jabuti kasoo diray, Ramadan Musa.

Warbixinta Jabuti.m4a
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:03:55 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG