Shiinaha oo $51 bilyan siinaya Afrika
Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping ayaa madaxa Africa u ballan qaaday $51 bilyan oo uu Africa gelinayo muddo 3sano ah. Haddaba maxaa lagu macnayn karaa doorka shiinaha ee Africa? Prof Maxamed Xaaji Mukhtaar oo Jamacada Savannah ee Georgia ka dhiga taariikhda Afrika iyo Barriga Dhexe ayaa ka waramaya
Qeybaha kale
-
March 13, 2025SADC oo joojinaysa howlgalka DR Congo
-
March 13, 2025Ciidanka Ruushka oo qabsaday Sudzha
-
March 13, 2025Kulanka G7 oo diiradda saaraya Ruushka
-
March 13, 2025Qalalaasaha doorashada dalka Romania
-
March 13, 2025Walaaca lacagta dijitaalka ee Soomaaliya
-
March 13, 2025Kiiska dacwadda Maxamuud Khaliil
Madal