Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sharciga xuquuqda naafada Soomaaliyeed oo la horgeeyey Aqalka Sare


Aqalka Sare
Aqalka Sare

Xubno ka mid ah aqoonyahanka naafada ah ee u ololeeya ilaalinta xuquuqda aas-aasiga ah ee naafada Soomaaliyeed ayaa si weyn u soo dhoweeyay sharciga xuquuqda naafada oo golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka uu horgeeyay wasiirka haweenka iyo xuquuqul insaanka Soomaaliya.

Sharcigaan ayaa ka soo gudbay Golaha Shacabka ee baarlamaanka, waxaana maalmahaan ka sii doodi doona mudanayaasha ku jira Aqalka Sare.

Warbixintan waxaa diyaariyey Cabdulqaadir Samakaab.

Sharciga xuquuqda naafada Soomaaliyeed oo la horgeeyey Aqalka Sare
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:49 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG