Dowlad-goboleedka Koofur Galbeed ayaa sheegay, in ciidamada amniga ay burburriyeen jidgooyooyin sharci darro ahaa oo yiillay jidka isku xira magaalooyinka Buurhakaba iyo Daafeed.
Warbixintaan waxaa Baydhabo kasoo diray, Mukhtaar Catoosh.

Madal