Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa xalay soo saaray qaraar muhiim ah oo ku saabsan mamnuucidda in dakhli dawladeed lagu shubo ama lagu hayo koonto bangi oo aan ahayn khasnadda midaysan.
Waxaa kaloo qaraarkan uu mamnuucay in la qaado lacago aan aheyn kuwa sharciga ah ee la soo marsiiyay hanaanka maamulka maaliyadda dowladda.
Hadaba Maxamed Colaad Xassan ayaa arrintan ka wareystay, Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Bixi Imaan Cige.
Wuxuuna ugu horeyn weydiiyay waxa uu Qaraarku daaranaa
Madal