Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muqdisho: Aragtida wadayaasha mooto bajaajta ee go'aankii dawladda


Bajaaj
Bajaaj

Kulan ay dhawaan Muqdishu ku yeesheen maamulka gobolka Banaadir, Wasaaradda Gaadiidka iyo tan Maaliyadda ayaa lagu fududeeyey habraacyada qaadashada ruqsadda wadista Mooto Bajaajta. Waxaana la dhimay lacago cashuur ahaa oo laga qaadi jiray darawalada Mooto Bajaajta.

Qaar ka mid ah wadayaasha gaadiidkan oo aad uga dhex shaqeeya Muqdishu ayaa soo dhaweeyay arrintan.

Wariyaha VOAda Seynab Abuukar Maxamed ayaa qaar ka mid ah Bajaajlayaasha la hashay.

Mooto bajaajta Muqdisho
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:45 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG