BIDEN OO MACASALAAMEEYEY XISBIGIISA
Shirweynaha Xisbiga Dimoqraadiga ee magaalada Chicago ka furmay, waxaa khudbad uu ku macasalaamaynayey xisbigiisa u jeediyay madaxweynaha Maraykanka Joe Biden oo ka hadlay shaqadii uu soo qabtay, iyo in haatan ay tahay xilligii qori isku-dhiibka, oo uu xilka ku wareejin lahaa qof isaga ka da’ yar.
Qeybaha kale
-
Jannaayo 15, 2026Qubanaha VOA
-
Jannaayo 14, 2026Qubanaha VOA
-
Jannaayo 13, 2026Qubanaha VOA
-
Jannaayo 12, 2026Qubanaha VOA
-
Jannaayo 11, 2026Qubanaha VOA
-
Jannaayo 08, 2026Qubanaha VOA
Madal