No media source currently available
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku eedeeyay Itoobiya inaanay aqbalin in Somalia ay tahay dal madax bannaan. Isaga oo faahfaahin ka bixiyey sababaha keenay inay wadahadaladii ay la lahaayeen Ethiopia ay burburaan.
La Wadaag
Arag Fikradaha
Madal