Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Tabashooyinkii keenay banaanbaxyadii Muqdisho oo go'aano laga soo saaray


Muqdisho
Muqdisho

Kulan ay wada yeesheen maamulka Gobolka Banaadir, Wasaaradda Gaadiidka iyo tan Maaliyadda ayaa lagu fududeeyey habraacyada qaadashada ruqsadda wadista Mooto Bajaajka waxaana la dhimay lacago aad u badan, marka la barbardhigo dhaqaalihii hore looga qaadi jiray.

Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa Muqdisho ka soo diray Xasan Kaafi Qoyste.

Go'aanada banaanbaxyadii muqdisho
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:20 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG