No media source currently available
Mas’uuliyiin ku sugan dalka Austria ayaa sheegay in labada qof ee looga shakisan yahay in ay doonayeen in ay weeraraan bandhig faneedka fanaanada Taylor Swift ee Vienna ay u muuqdeen kuwo taageersan kooxda ISIS iyo al-Qaacida.
La Wadaag
Arag Fikradaha
Madal