ARAGTIDA SOMALIDA EE KU XIGEENKA AY DOORATAY HARRIS
Tim Walz, guddoomiyaha gobolka Minnesota ee Kamala Harris ay u xulutay inuu kuxigeenkeeda noqdo ayaa xiriir dhow la lah Soomaalida badan oo dagan gobolka Minnesota. Haddaba Soomaalidu siday u arkaa in Tim uu noqdo kuxigeenka Harris, iyo waliba wuxuu ku soo kordhin karo tartanka madaxtinimada.
Qeybaha kale
-
Maarso 31, 2025Qubanaha VOA
-
Maarso 30, 2025Qubanaha VOA
-
Maarso 27, 2025Qubanaha VOA
-
Maarso 26, 2025Qubanaha VOA
-
Maarso 25, 2025Qubanaha VOA
-
Maarso 24, 2025Qubanaha VOA
Madal