Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Puntland oo ka hadashay sababaha ay u joojisay shilinka Soomaaliga

Deni
Deni

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo socdaal ku marayey qaybo ka mid ah gobollada Nugaal iyo Mudug ayaa ka hadlay sababihii ay dowladiisu u joojisay shilinka soomaliga.

Saciid Dani ayaa sheegay in maamulkiisa ay u keydsan tahay lacago gaaraya ilaa todobo bilyan oo shilinka Soomaaliga ah, taasoo haddii ay suuqa kusoo fasaxi lahaayeen, saamayn taban ku yeelan lahayd dhaqaalaha bulshada, isagoo dhinaca kalena ka hadlay lacagaha qaabka digitalka la isugu diro ee loo isticmaalo telefonnada laguna keydsado.

Warbixin arrin kaasi ku saabsan waxaa noo haya Nuux Muuse Birjeeb.

Isticmaalka shilinka Soomaaliga
please wait

No media source currently available

0:00 0:09:39 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG