Ciidamada Israel ayaa duqeymo cirka ah ka fuliyay koonfurta Lubnaan oo ay ku dhinteen afar qof, sida ay sheegeen saraakiisha caafimaadka ee Lubnaan. Dhinaca kalena, Ururka Xisbullah ayaa qaaday weeraro xiriir ah oo ah dayuuradaha droneska iyo gantaallo uu la beegsaday woqooyiga Israel.
Madal