Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wasiirka amniga ee Jubaland oo ka hadlay hawlgallada ka dhanka ah al Shabaab


Jeneraal Dhuumaal
Jeneraal Dhuumaal

Ka dib dagaaladii ay dadka badani ku dhinteen ee ka dhacay duleedka Kismaayo, gaar ahaan deegaanka Buulo Xaaji, waxaa haatan si tartiib tartiib ah dib ugu soo laabanaya dadkii deegaanka ee hore uga barakacay dagaalkaas.

Dagaalkan ayaa bilaabmay ka dib markii ay al-Shabaab weerar ku soo qaaday saldhigyada ciidamada Junaland iyo kuwa ciidamada dawladda Soomaaliya, waxaana halkaas ku dhintay, dad u badan, dhinacyadii dagaalamayey.

Haddaba Sahra Cabdi Axmed oo ku sugan Washington DC ayaa khadka telefoonka ee Kismaayo kula xariirtay wasiirka Amniga ee Jubbaland Gen. Yusuf Xussein Dhuumaal waxeyna wax ka waydiisey xaaladda deegaanka iyo dadkii ka barakacay?

Waraysiga wasiirka arrimaha gudaha
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:48 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG