Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wararki ugu danbeeyay ee qaraxi habeenki Jimcaha lagu qaaday Lido


Wasiirka Caafimadka Somalia oo booqday qaar ka mid ah dhaawacyada
Wasiirka Caafimadka Somalia oo booqday qaar ka mid ah dhaawacyada

Dowladda Soomaaliya ayaa xalay faahfin dheeri ah ka bixisay xogta khasaarihii dhimasho iyo dhaawac ee ka dhashay weerarkii lagu hoobtay ee ay malleeshiyo hubeysan Jimcihi ku qaadday Xeebta Lido ee Muqdisho.

Dhinaca kale , qaar kamid ah Culumaa'uddiinka Soomaaliya oo intoodadabadan maalmahaan ku sugnaa magaalada Muqdisho, ayaa ku boorriyay dowladda Soomaaliya in ay sameyso baaritaan iyo isla xisaabtan dhab ah oo ku aaddan weerarkaasi.

Warbixin arrinkaasi ku saabsan waxaa noo diyaariyay, wariyaha VOA-da cabdulqaadir Maxamed Samakaab oo jooga Washington DC.

Dhageyso Warbixinta.m4a
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:06:12 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG