No media source currently available
Xarunta Cilmi-baarista ee Pew ayaa baaris ay sameysay ku ogaatay in dad badani ay aaminsan yihiin in dhaqaalaha Shiinuhu uu dalalkooda raad ku leeyahay, hase yeeshee ay ku kala aragti duwan yihiin in raadkaasi uu yahay mid togan ama mid taban.
La Wadaag
Arag Fikradaha
Madal