No media source currently available
Magaalada Beledweyne ayaa markii ugu horreysay yeelatay adeegga dabdamiska. Ganacsato magaalada kasoo jeeda ayaa dibadda kasoo iibiyay gaadiidkan, kaas oo la filayo in uu wax badan ka qabto dabka ka kaca magaalada oo khasaare badan geysta.
Arag Fikradaha
Madal