Isku xirrada

War Deg-Deg ah

MUQDISHO: WALAACA LAGA QABO HUBKII GALAY GACANTA SHACABKA


MUQDISHO: WALAACA LAGA QABO HUBKII GALAY GACANTA SHACABKA
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:01 0:00

Bulshada Rayidka ah iyo dadka ka faallooda amniga ayaa walaac xoogan ka muujiyay hubkii dhawaan la doonayay in lasoo geliyo Soomaaliya ee galay gacanta shacabka. Dhacdadan ayaa loo arkaa mid leh dareen aan fiicnayn xilli dhawaan Soomaaliya laga qaaday cuna qabataynya hubka.

Madal

XS
SM
MD
LG