No media source currently available
Dhalinyaro ayaa magaalada Muqdisho ka furay meherad ay ku kireeyaan dharka xaragada oo ay ku jiraan suudhadhka iyo weliba kabaha kala duwaniba, kaas oo qofka kiraysanayaa uu bixinayo lacag uu awoodi karo.
Arag Fikradaha
Madal