CABSIDA LAGA QABO DAGAAL DHEXMARA ISRAA'IIL IYO XISBULLAH
Israa'iil ayaa sheegtay in weerar loo adeegsaday duqayn cirka ah iyo hubka Artilariga inay la beegsadeen toddoba goobood oo ay ku sugan yihiin Xisbullah. Dhinaca kale wadamada Galbeedka ayaa muwaadiniintooda ku amrtay inay ka baxaan Lubnaan, xilli laga cabsi qabo dagaal ka dhex qarxa labada dhinac.
Qeybaha kale
-
Desembar 11, 2025Qubanaha VOA
-
Desembar 10, 2025Qubanaha VOA
-
Desembar 09, 2025Qubanaha VOA
-
Desembar 08, 2025Qubanaha VOA
-
Desembar 07, 2025Qubanaha VOA
-
Desembar 04, 2025Qubanaha VOA
Madal