No media source currently available
Madaxweyne Recep Tayyib Erdogan ayaa Axaddii sheegay in laga yaabo in Turkiga uu galo Israa’iil sidii uu horey ugu sameeyay Liibiya iyo Nagorno-Karabakh, inkastoo uusan sheegin nooca faragelinta uu soo jeedinayo.
La Wadaag
Arag Fikradaha
Madal