Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ufeyn: 13 qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhashay gaaska cuntada lagu karsado


Wiil dhalinyaro ah oo lagu daweynayo dhaawac gubniin ah
Wiil dhalinyaro ah oo lagu daweynayo dhaawac gubniin ah

Degmada Ufayn ee gobalka Bari, ku dhowaad 13 qof ayaa waxaa soo gaaray dhaawacyo, kadib markii ay ku qaraxday haanta gaaska cuntada lagu karsado.

Dadka dhaawacyadu ay soo gaadheen ayaa xaladooda caafimaad loogu qaaday magalooyinka waaweyn ee Puntland si loo daweeyo.

Guddoomiyaha degmada Ufayn Axmed Abshir Siciid, ayaa sheegay in haanta gaasku ay markii hore ku qaraxday qoys ka kooban laba qof, hase ahaatee ay waxyeello kale soo gaadhay 11 qof oo kale oo ka mida dadkii u soo gurmaday. Wuxuu u warramay wariyaha VOA-da ee Boosaaso, Yuusuf Maxamuud Yuusuf.

Warbixinta Ufeyn.m4a
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:13 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG