Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Bandhigga Buugaagta Hargeysa oo maalinti labaad galay


Farshaxanka lagu soo bandhigay Carwada Buugaagta Hargeysa
Farshaxanka lagu soo bandhigay Carwada Buugaagta Hargeysa

Waxaa maalintii labaad galay Carwada Buugaagta Hargeysa oo dhowr iyo tobanki sano ee lasoo dhaafay lasoo qabanayay.

Qeybti shalay ayaa waxaa lagu soo bandhigay buugaag iyo farashanno kala duwan oo ay ka midiyahiin sawirro muujinaya taariikhda bulshada , qalabka dhaqanka iyo hiddaha iyo agab kale oo qadiimi ah.

Cadnaan Maxamed Axmed oo ka tirsan Qaybta Kaydka ee Xarunta Dhaqanka Hargeysa, ayaa wariye Xamse Cali Jeesto uga warramay Bandhig Dhaqameedkan.

BANDHIGGA BUUGAAGTA.m4a
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:03:47 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG