Kaalinta Soomaalida Netherlands ee siyaasadda dalka,
Dalka Netherlands, siyaasiyiin Soomaali ah oo ka kala socda axsaab kala duwan oo dalkaasi ka jira ay hadda ka mid yihiin goleyaasha deegaanka ee magaalooyin dhowr ah. Faadumo Faarax oo ka mid ah xubnaha golaha deegaanka ee magaalada Amstelveen ayaa u warrantay Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.
Qeybaha kale
-
Maarso 13, 2025SADC oo joojinaysa howlgalka DR Congo
-
Maarso 13, 2025Ciidanka Ruushka oo qabsaday Sudzha
-
Maarso 13, 2025Kulanka G7 oo diiradda saaraya Ruushka
-
Maarso 13, 2025Qalalaasaha doorashada dalka Romania
-
Maarso 13, 2025Walaaca lacagta dijitaalka ee Soomaaliya
-
Maarso 13, 2025Kiiska dacwadda Maxamuud Khaliil
Madal