Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysiga tababare Cabdirisaaq Faarax Gorooje


Wareysiga tababare Cabdirisaaq Faarax Gorooje
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:12 0:00

Cabdirisaaq Faarax Gorooje, waa aasaasaha dugsiga goolhayayaasha Garooje oo ah xarun ku taalla Muqdisho oo lagu tababaro goolhayayaasha da’da yar ee ciyaarta Kubadda Cagta. Tababare Garooje, waxa uu dalka Mareykanka uga qaybgalay kulan-aqooneed looga hadlayay hormarinta goolhayaasha.

Madal

XS
SM
MD
LG