Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kumannaan qoys oo isbaddalka cimilada ugu barakacay Somaliland


Berbera
Berbera

Wasaaradda Deegaanka Somaliland ayaa sheegtay in dhibaatooyin ka dhashay isbaddalka cimmilada dartood ay sababeen, in kumannaan qoys ay ku barakacaan gudaha Somaliland.

Wasaaraddu waxay sheegtay in la diiwaan geliyay in Somaliland ay hadda ku nool yihiin ilaa 74,000 oo qoys oo barakac ah. Warbixintan waxaa Hargeysa kasoo diray, Xamza Cali Jeesto.

Kumannaan qoys oo ku barakacay Somaliland sababo la xiriira isbaddalka Cimmilada
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:34 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG