Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mas'uuliyiin muddo kadib ku safray jidka isku xira Kismaayo iyo Afmadow


KIsmaayo
KIsmaayo

Toddobaadkii hore ayaa ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa maamul goboleedka Jubaland ay qabsadeen deegaanka Harboole oo ku yaal jidka isku xira Kismaayo iyo Afmadow ahna halbowle la iskaga gudbo gobollada Jubada Hoose iyo Jubada Dhexe.

Mas’uuliyiintii ugu horraysay ee muddo sannado ah toddobaadkan marta jidkaasi, waxaa ka mid ah guddoomiyaha Degmada Afmadow Maxamed Amiin Cusmaan oo ka tagay Kismaayo, gaarayna Afmadow.

Haaruun Macruuf ayuu uga warramay waxa uu ku arkay jdikaasi.

Mas'uuliyiin muddo kadib ku safray jidka isku xira Kismaayo iyo Afmadow
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:17 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG