Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Taxanaha wareysiyo aan la yeelannay Soomaali kasoo qaxday Ukraine


Ukraine
Ukraine

Marki uu billowday dagaalka uu Ruushka ku qaaday waddanka jaarka la ah ee Ukraine bishii Febraury ee sannadki 2022-ki, waxaa dadki uu saameeyay ee dagaalka ka qaxay ka mid ahaa Soomaali u badneyd arday.

Dhalinyaradaasi oo qaarkood ay la socdeen waalidiintooda, ayaa waxa ay intooda badani u qaxeen dalal ku yaalla galbeedka iyo waqooyiga Yurub. Dadkaasi waxaa ka mid ahaa, wiil magaciisa ku soo koobay Cabdiraxman.

Cabdiraxman wuxuu ka mid ahaa Soomaalidi daganeyd magaalada Kharkiv. Dagaalka marki uu billowday ayuu u qaxay dalka Jarmalka. Wariyaha VOA da ee Qaarada Yurub Abdihafid Awil Ismail oo wadanka Jarmalka shaqo u jooga ayaa wareysi ka qaadey.

Wareysigan oo saddex qaybood ah, qaybta koowaad Abdirahaman waxa uu ku bilaabayaa xilligii uu yimi Ukrain iyo siddii uu uga qaxay.

WAREYSIGA UKRAINE.m4a
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:18 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG