Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaalida Jarmalka oo sameystay Masjid


Soomaalida Jarmalka oo sameystay Masjid
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:51 0:00

Soomaalida ku nool Jarmalka ayaa markii u horreysay iibsaday xarun ay iyagu leeyihiin oo u ah Masaajid, goob caruurta wax lagu baro, maqaayado iyo dukaamo. Xaruntan oo lagu magacaabo Masjid Abuubakar ayaa ku taalla magaalada Mainz. Cabdixaafid Cawil Ismaaciil ayaa warbixintan nooga soo diray.

Madal

XS
SM
MD
LG