Joe Biden oo loo jeedinayo in uusan tartamin
Qaar ka mid ah mas’uuliyiinta Xisbiga dimoqraadiga ayaa madaxweyne Biden u soo jeediyay inuu ka haro tartanka madaxtinimada, kadib markii uu natiijo fiican ka keeni waayay dooddii uu la yeeshay Donald Trump. Warbixin uu diyaariyay Ken Bredemeier waxa inoo soo jeedinaya Cabdixakiin Shirwac.
Qeybaha kale
-
March 13, 2025SADC oo joojinaysa howlgalka DR Congo
-
March 13, 2025Ciidanka Ruushka oo qabsaday Sudzha
-
March 13, 2025Kulanka G7 oo diiradda saaraya Ruushka
-
March 13, 2025Qalalaasaha doorashada dalka Romania
-
March 13, 2025Walaaca lacagta dijitaalka ee Soomaaliya
-
March 13, 2025Kiiska dacwadda Maxamuud Khaliil
Madal