Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ardayda Ceel-dheer oo 33 sano kadib ka qeybgalaya imtixaannada shahaadiga Soomaaliya


Arday
Arday

Magaalada Ceel-dheer ee gobolka Galguduud waxaa tan iyo bishii Jannaayo ee sannadki hore ee 2023-ki gacanta haya Dowladda Soomaaliya, kaddib marki ay ciidanka xoogga Soomaaliya uu ka xoreeyay ururka Al Shabab oo magaalada ka talinayay in ka badan 12 sannadood.

Hadda, magaalada Ceel-dheer waxaa ka jira horumarro dhanka nolosha ah sida ay sheegeen saraakiisha maamulka degmada. Horumarradaasi waxaa ka mid ah, in marki ugu horreysay muddo 33 sano ah kaddib ay ardayda magaalada u rasiisteen imtaaxaanadka shahaadiga ah ee Dowladda Soomaaliya.

Haddaba, arrimahaasi iyo kuwo kale ayaan ka wareystay guddoomiyah degmada Ceel-dheer Cabdiraxman Axmed Cumar.

Wareysiga Ceel-dheer.m4a
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:38 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG