Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Garoon diyaaradeed cusub oo laga dhisayo duleedka Muqdisho

Dowladda Soomaaliya ayaa faah-faahin ka bixisay, garoon cusub oo ah kuwa diyaaradaha oo ay qorsheyneyso in ay dhawaan ka dhisto duleedka magaalada Muqdisho.

Arrimahaasi iyo kuwo kale ayay Falastiin Axmed Iimaan ka wareystay, Agaasime ku xigeenka Hay’adda Duulista Hawada ee Soomaaliya ahna Maareeyaha guud Garoomada Soomaaliya, Cabdiwali Ibraahim Gayryare oo hadda ku sugan dalkan Mareykanka.

Garoon diyaaradeed oo cusub oo laga dhisayo duleedka Muqdisho
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:29 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG