Magaalada Boorame ee xarunta gobolka Awdal, waxaa todobaadyadii u dambeeyay soo kordhayay dadka ay soo ridaneyso xumadda ka dhalata qaniinyada Kaneecada.
Wasaarada Caafimaadka ee Gobolka Awdal waxaa daweeyay dad kor u dhaafaya 2700 oo qof xumaddan ay soo ridatay. Wariyaha VOA-da Haashim Sheekh Cumar Good ayaa warbixintan inoo soo diray.
Madal