Soomaaliya oo laga xusay maalinta Albinooska
Maanta oo ku beegan 13-ka June waxaa caalamka laga xusayaa maalinta wacyi-gelinta dadka qaba xaaladda Albinooska. Soomaali badan oo xaaladdan la nool ayaa sheegay in ay wali la kulmaan takoor. Weriyaha VOA Cabdulqaadir Cabdulle ayaa takoorka ay dadkan la kulmaan wareystay Xasan Ibraahim.
Qeybaha kale
-
Maarso 13, 2025SADC oo joojinaysa howlgalka DR Congo
-
Maarso 13, 2025Ciidanka Ruushka oo qabsaday Sudzha
-
Maarso 13, 2025Kulanka G7 oo diiradda saaraya Ruushka
-
Maarso 13, 2025Qalalaasaha doorashada dalka Romania
-
Maarso 13, 2025Walaaca lacagta dijitaalka ee Soomaaliya
-
Maarso 13, 2025Kiiska dacwadda Maxamuud Khaliil
Madal