Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dagaal beeleedyo ka dhacay Galgaduud oo ay ku dhinteen in ka badan 55 qof


Isku dhacyo hubeysan oo dhex maray Sabtidii laba beelood oo wada dega Gobolka Galguduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa inay ku dhinteen dad kor u dhaafaya 55 qof, 155 kalna ay ku dhaawacmeen, sida ay odayaal iyo dhaqaatiir ka soo xigatay wakaaladda wararka ee Reuters.

Dowladda Soomaaliya ayaa ka sokow dagaalka ay kula jirto maleeshiyada al-Shabaab, waxay wajaheysaa culeyska dagaal beeleedyadan salka ku haya dhulka, daaqa, biyaha iyo kala aargoosiga qabiilka.

Warbixin dagaalkaas ku saabsan waxaa Gaalkacyo ka soo diray wariyaha VOA-da Cabdiwaaxid Macalin Isxaaq.

Dagaal beeleedyo ka dhacay Galgaduud oo ay ku dhinteen in ka badan 55 qof
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:14 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG