Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sidee looga falceliyey ka mid noqoshada Soomaaliya ee Golaha Ammaanka?


Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hanashada kursiga Golaha Amaanka ee Soomaaliya ka muujiyay rajo qoto dheer, isagoo sheegay inay astaan u tahay isbeddel aad u weyn oo laga gaaray dadaallada diblomaasiyadeed ee Soomaaliya iyo doorka ay ku leedahay masraxyada caalamka.

Dhinaca kale qaar ka mid ah aqoonyahanka iyo shacabka magaalada Muqdisho ayaa ka falceliyay arrintan, sida uu warbixintan ku eegayo wariyaha VOA-da Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

Sidee looga falceliyey ka mid noqoshada Soomaaliya ee Golaha Ammaanka?
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:12 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG