Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Intee le'eg tahay dhibaatada deegaanka dhulka Soomaalida?


Jowhar
Jowhar

Maalinta deegaanka adduunka ayaa sanad walba la xusaa 5-ta bisha June maanta oo kale, waxaana lagu dhiirigeliyaa wacyigalinta iyo wax qabadka ilaalinta deegaanka.

Fariimaha maalintan waxaa taageera ururo badan oo aan dawli ahayn, ganacsiyo, hay'ado dawladeed, waxayna u taagan tahay maalinta koowaad ee wacyigelinta Qaramada Midoobay ee dhinaca ilaalinta deegaanka.

Soomaaliya waxay ka mid tahay meelaha isbedelka cimilada uu saameynta xun ku yeeshay deegaanka, sida abaaro soo noqnoqda, iyo roobab daadad wata, iyadoo dhinaca kale xaalufka dhirta uu sii socdo.

Maxamed Colaad Xassan ayaa xaaladda arrimaha deegaanka ee dhulka Soomaalida ka wareystay Faarax Maxamed oo bartay arrimaha deegaanka kana faallooda.

Wareysi: Intee le'eg tahay dhibaatada deegaanka dhulka Soomaalida?
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:22 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG